Sidee Life-Style-ku U Qaabeyn Karaa Mustaqbalkaaga?

Hordhac Life-style ama hab-nololeedku waa sida qofku u maareeyo noloshiisa maalinlaha ah. Waxa uu ka kooban yahay caadooyin, fikir, doorashooyin, iyo hab-dhaqan joogto ah. Inkasta oo dad badani u arkaan life-style wax fudud, haddana cilmi-baarisyo badan ayaa caddeeyay in uu…









