Saameynta Dagaalka Iran, Israel iyo Mareykanka ku yeelan karo Afrika, gaar ahaan Bariga Afrika

Hordhac Xiisadda siyaasadeed iyo militari ee u dhexeysa Iran, Israel, iyo United States haddii ay isu beddesho dagaal ballaaran, saameyntu ma ahaan doonto mid ku kooban Bariga Dhexe oo keliya. Dagaal noocaas ah wuxuu saameyn ku yeelan karaa dhaqaalaha, siyaasadda,…


