Financial Goals: Sida Loo Dejiyo Yoolal Maaliyadeed oo Noloshaada wax ka badalaya.

Maaliyaddu waa laf-dhabarta nolosha casriga ah. Qof aan lahayn qorshe dhaqaale cad wuxuu u nugul yahay walbahaar, deyn, iyo fursado lumay. Dhanka kale, qof leh financial goals (yoolal maaliyadeed) oo si wanaagsan loo qorsheeyay wuxuu helaa xasillooni, horumar joogto ah,…









