Xeeladaha iyo mabaadi`da lacag kasbashada.

Aragti CilmiyeysanKasbashada lacagta maaha mid ku xiran nasiibka oo kaliya, balse waa nidaam lagu gaaro faham qoto dheer oo ku saabsan qiimaha, ganacsiga, iyo maareynta khatarta. Si lacag loosoo saaro loona kordhiyo hantida, waxaa muhiim ah in la raaco mabaadi’da…
